Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland oo kulan looga hadlayo xaaladihii ugu danbeeyay xanuunka COVID-19 la qaadatay Hay’addaha caalamiga ah.
05-Aug-2021:- Wasaaradda caafimaadka DOwladda Puntland ayaa maanta kulan xog waran ah iyo siddii looga wada shaqayn lahaa xanuunka OVID-19 la qaadatay hay’addaha caalamiga ah qaarkood.