Adeegyada Wasaaradda Caafimaadka In dhammaan carruurta Puntland hesho tallaalada kala duwan ee ka hortagga xanuunada ku dhaca ilmaha In Wasaaraddu dhisto xarrumo caafimaad oo ku fillan bulshada Puntland isla markaan dayactir ku samayso xarrumaha caafimaadka. In dadweynaha Puntland la siiyo wacyigelin gelin ku aadan xanuunada kala duwan ee ka jira geyiga iyo ka hortaggooda si loo helo bulsho caafimaad qabta. In bulshadu hesho dawooyin tayo fiican leh isla markaana la hubiyey si bulshada caafimaadkooda loo Daryeelo.Wasiirrada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Agaasimaha Guud Dr. Abdirizak Hersi Hassan W.Dowlaha Caafimaadka Sayid-Omer A.Guled Wasiir ku xiggeen Abdinasir Yusuf Haji Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xasan Wararka Iyo Dhacdooyinka Wasaaradda Caafimaadka 04 Feb 2021 Wefti ka socda wasaaradda caafimaadka Puntland oo shirar uga socdo Magaalada Nayroobi 26 Jan 2021 Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Safar shaqo ku maraya deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal. 23 Jan 2021 Wasiirka Caafimaadka oo kormeeray xarumaha caafimaadka ee Degmada EYL. 20 Jan 2021 Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Oo maanta daahfuray hageyaasha caafimaadka ee caawinta ilmaha dhasha si unoolaado/badbaado. Wararki Hore Saaxiibada Wasaaradda Caafimaadka Address Puntland – Somalia. Call us 252-090-7794880 Emal Us info@moh.pl.so