Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo yeelatay wasiiro cusub Posted by admin In News 0 comment Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa loo magacaabay wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiiru-dowle.