Blog
Cisbitaalka Garowe oo maanta laga daahfuray qaliimo loo samaynayo dadka faruuran.
Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa shir uqabatay labadii maalmood ee lasoo dhaafay, madaxda shaqaalaha gobolada iyo degmooyinka ee ka shaqeeya /Maaliyadda iyo shaqaalaha Wasaaradda.
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo qaar ka mid shaqaalaheeda ku tababaraysa xirfadda Kumbuutarka iyo sida xoga loogu diyaariyo
Guddiga Arimaha Bulshada iyo Dhaqanka Barlamaanka Golaha wakiilada Puntland oo kormeer shaqo maanta ku yimid wasaaradda caafimaadka
Guddiga Arimaha Bulshada iyo Dhaqanka Barlamaanka Golaha wakiilada Puntland oo kormeer shaqo maanta ku yimid wasaaraddq caafimaadka. Garoowe, Agoosto 31, 2020: Waxaa maanta wasaaradda caafimaadka Puntland kormeer shaqo iyo is xogwaraysi ah ku imaaday guddiga arimaha bulshada iyo dhaqanka barlamaanka Puntland. (more…)
Agaasimaha Guud wasaaradda caafimaadka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa bulshada kula taliyay inay qataan shahaadada badqabka Covid 19.
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray cisbitaalka Degmada Galdogob xarigana ka jaray MCH.
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta tababar ku saabsan xirfadda kumbuyuutarka iyo sida xogta loogu diyaariyo.
𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗢𝘅𝘆𝗴𝗲𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗸𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗼𝗼 𝗷𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗼𝗿𝘄𝗲𝘆 𝗲𝗲 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟭𝟲.
𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗢𝘅𝘆𝗴𝗲𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗸𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗼𝗼 𝗷𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗼𝗿𝘄𝗲𝘆 𝗲𝗲 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟭𝟲.
𝐖𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐔𝐍𝐈𝐂𝐄𝐅 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝟏𝟐 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐮𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐮𝐝𝐮𝐠.
𝐖𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐔𝐍𝐈𝐂𝐄𝐅 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝟏𝟐 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐮𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐮𝐝𝐮𝐠.
28, June, 2020: Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda UNICEF qalab loogu talagalay 12 xarumood oo hooyada iyo dhalaanka oo dib udayactir lagu sameeyay, xarumahaan ayaa ku kala yaala gobolada Nugaal iyo Mudug.
Xaashi Xirsi Muuse oo ka socday hay’adda UNICEF oo qalabaka wareejinayay ayaa sheegay in maanta ay wasaaradda ku wareejinayaan qalab loogu talagalay 12 xarumaha hooyada iyo dhalaanka ah oo la dayactiray, xarumahan ayaa lagu dayactiray dhaqaale ay bixisay wadanka Germalka waxaana la soo mariyay UNICEF, xarumaahaan ayaa ku kala yaala meelaha fog ee gobolada Nugaal iyo Mudug. (more…)