Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Waxaa maanta Garoowe ka bilowday tababar soconaya laba maalmood ayna ka qaybgelayaan qaar ka mid ah shaqaalaha xarumaha qaaxada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

14 Aug

Kulanka oo lagu xoojinayo hawlaha wada shaqayneed ee ka dhexeeya barnaamijka qaaxada qaranka iyo xarumaha gaarka loo leeyahay.
Wasaaradda caafimadku waxay wadaa da’daalo layasugu xirayo xarumaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowladda iyo  sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen daaweynta iyo maaraayeenta xanuuka qaaxada ee Puntland.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.