Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Agaasimaha guud Ee Wasaaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr Maxamed Maxamuud Xiddig ayaa kormeeray cisbitaalka guud ee Gaalkacyo wuxuuna booqday qaybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay.

14 Aug

Agaasimaha cusbitaalka Guud ee Gaalkacyo Dr Saadiq Maxamuudd Aadan ayaa agaasimaha ku soo dhoweeyey Cisbitaalkaย  waxaanu warbixin kooban ka siiyey shaqada socota.
Agaasime Dr Xiddig ayaa ku ammaanay maamulka iyo shaqaalaha cisbitaalka shaqada wanaagsan ee ay hayaan waxaana uu kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan adeegga ay bulshada u hayaan.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.