Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Ololaha tallaalka cudurka Dabaysha lagaga qabanayo waddanka oo dhan 5 ilaa 8 2023.. Tallaal ilmahaaga!

04 Nov

Ololaha tallaalka cudurka Dabaysha lagaga qabanayo waddanka oo dhan 5 ilaa 8 2023.. Tallaal ilmahaaga!

Wasaaradda Caafimaadka, oo kaashanaysa hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin, waxay bilaabi doonaan afar maalmood oo dalka oo dhan ololaha tallaalka cudurka Dabaysha lagaga qabanayo kaasoo dhacaya laga bilaabo 5-ta ilaa 8-da Noofambar 2023. Dhammaan carruurta 0 ilaa 59 bilood waxay xaq u leeyihiin in la tallaalo.

Ilmahaaga tallaal!