Garowe, April 02, 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeeray meesha qashinka magaalada Garowe lagu aruuriyo, laguna gubo.

Garoowe: 26 March 2024: Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Abdulaahi Dani aya maanta booqasho shaqo ku yimid xarunta dhexe ee Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland. (more…)