
Blog


Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland oo maanta magaalada Boosaaso ka dhagax dhigtay xarunta caafimaadka Fardows.

Agaasimaha Guud wasaaradda caafimaadka dowlada Puntland oo maanta booqday Jaamacadda Culuumta caafimaadka Boosaaso.

Shirka Dib u eegista mashruuca caafimaadka gobolada Bari iyo Gardafuu oo maanta Boosaaso ka furmay

Olalaha tallaalka macallimiinta iyo ardayda ka weyn 18-ka Sano ayaa maanta laga daahfuray dugsiga sare ee Gambool

Waxaa maanta ka furmay xarunta dhexe ee Wasaarada caafimaadka Puntland shir dib u eegis loogu samaynayo waxqabadkii malaariyada ee afartii bilood ee la soo dhaafay

Wefti ka socda Hay’adda WHO oo maanta Booqasho ku yimid wasaaradda caafmaadka

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo booqday xarunta karantiilka ee Qardho iyo dugsiga tababarada ciidanka ee Xorgoble

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta bilowday olole balaaran oo lagu bixinayo tallaalka Covid-19.
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta bilowday olole balaaran oo lagu bixinayo tallaalka Covid-19.
13-09-2021:- Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta Deegaanada Puntland ka bilowday Ololaha tallaalka Covid-19, waxaana olalaha uu socon doonaa 10 maalmood. (more…)

Wasaaradda caafimaadka Puntland iyo qaar kamid ah Maamullada degmooyinka Puntland oo ka wada hadlay sidii caafimaadka loogu daadejin lahaa heer Degmo.
Wasaaradda caafimaadka Puntland iyo qaar kamid ah Maamullada degmooyinka Puntland oo ka wada hadlay sidii caafimaadka loogu daadejin lahaa heer Degmo.
05-09-2021:- Waxaa maanta ka dhacay wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland shir ay isku yimaadeen wasaaraddaha caafimaadka iyo arimaha gudaha sidoo kale waxaa ka soo qayb galay saraakiil ka socotay xafiiska hormuudka arrimaha maamul baahinta Puntland oo ka mida xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka, waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay qaar kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka qaadkood. (more…)