News
24 Jun
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdirashiid Maxamed (Faroole), ayaa maanta furay Shirka Dib-u-eegista iyo Qorsheynta Adeegga Tallaalka (EPI Review and Planning Meeting), kaas oo ay ka qayb galeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda iyo wakiillo ka socday hay’adaha UNICEF, WHO iyo Save the Children
...
Read More
21 Jun
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamad Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), ayaa maanta furay shir-wadatashi ah oo lagu horumarinayo Qorshaha Hawlgalka Badbaadada Carruurta (Child Survival Operational Plan), kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo UNICEF
...
Read More
21 Jun
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamad Cabdiraxmaan Maxamed(Faroole), ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga Horumarinta Jarmalka (KFW) iyo Hay’adda UNICEF, kaas oo uu hoggaaminayay Janis Müller-Späth, Portfolio Manager – Governance, Stabilization and Water for Eastern Africa and the African Union ee KfW Development Bank
...
Read More
21 Jun
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), oo sii wada dadaallada lagu horumarinayo laguna tayeynayo adeegyada caafimaadka ee Puntland, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay dhakhaatiir iyo masuuliyiin ka socday xarumaha kala duwan ee adeegyada caafimaadka
...
Read More
17 Jun
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda PSI ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Nidaamka Casriga ah ee Maaraynta Xogta Keydadka Daawooyinka iyo Agabka Caafimaadka Puntland (Integrated Pharmaceutical Warehouse Inventory Management System), kaas oo qayb ka ah hirgelinta Mashruuca Damal Caafimaad
...
Read More
17 Jun
Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Xafiiska Gobolkq Mudug ayaa maanta qabatay kulan is-barasho iyo wadatashi ah oo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta xarumaha caafimaadka ee gobolka, kuwaas oo ay ka mid yihiin isbitaallada, farmashiyeyaasha iyo goobaha lagu kaydiyo dawooyinka gaarka loo leeyahay.
...
Read More