Garoowe: 03 October 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,Wasiir ku xigeenka Dr Cabdirashiid Xasan, wasiiru dowlaha Mudane Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socdey Bangiga Adduunka oo ay hogaaminayso Francisca Ayodeji (Ayo) Madaxa Caafimaadka Baanka Adduunka ee Koonfurta iyo Bariga Africa, ayna wehelinayeen Bashiir Xamid Habiib Aadan Nuur, Peter okorow, Dr Cabdisalaan Bahwal.
(more…)Blog
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan, Wasiiru dowlaha Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ku wareejiyay lix gaari oo gargaarka degdegga ah degmooyinka gobolka Nugaal si kor loogu qaado adeega Caafimaad ee bulshada loo hayo
Garoowe: 02 October 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan, Wasiiru dowlaha Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ku wareejiyay lix gaari oo gargaarka degdegga ah degmooyinka gobolka Nugaal si kor loogu qaado adeega Caafimaad ee bulshada loo hayo.
(more…)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel, wasiirka xanaanada xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf iyo Xildhibaano kamida Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku soo dhoweeyay wefti dhakhaatiir ah oo ka socda Hay’adda Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.
Garoowe: 30 September 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Da\owladda Puntland Mudane Siciid Jaaomac Qorsheel, wasiirka xanaanada xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf iyo Xildhibaano kamida Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku soo dhoweeyay wefti dhakhaatiir ah oo ka socda Hay’adda Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.
(more…)Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayna weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan iyo lataliyaha madaxweynaha caafimaadka Dr Cabdirahmaan Siciid Gacamey ayaa maanta hay’adda WHO kala wareegay gaari iyo warshad Oxygen.
Garowe: 30 Sep 2024:- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayna wehelinayeen wasiirkuxigeenka wasaaradda Dr Abdirashiid Hassan iyo lataliyaha madaxweynaha caafimaadka Dr Abdirahmaan Siciid Gacamey ayaa maanta hay’adda WHO kala wareegay gaari iyo warshad Oxygen.
XAgaasimaha qorshaynta wasaarada Caafimaadka Idiris Cabdulaahi iyo Madaxda waaxyaha Nafaqada , Malariyada iyo talaalada ayaa maanta ka qayb galay shirku ku saabsan samaynta Qorshayaasha Hay’adda UNICEF ka taageerto Adeegyada caafimaadka iyo Nafaqada dib u u eegis lagu sameeyey 3-dii sano ee la soo dhaafay
Agaasimaha qorshaynta wasaarada Caafimaadka Idiris Cabdulaahi iyo Madaxda waaxyaha Nafaqada , Malariyada iyo talaalada ayaa maanta ka qayb galay shirku ku saabsan samaynta Qorshayaasha Hay’adda UNICEF ka taageerto Adeegyada caafimaadka iyo Nafaqada dib u u eegis lagu sameeyey 3-dii sano ee la soo dhaafay, Shaqooyinka la qabtay iyo guulaha la gaaray.
(more…)Wasiirka wasaaradda dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka dib u eegista xogta cudurka HIV Aids, shirka oo soconaya laba maalmood ayaa dib loogu eegayaa wixii laga qabtay cudurka HIV Aids 3dii bilood ee la soo dhaafay.
Garowe: 29 Sep 2024:- Wasiirka wasaaradda dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka dib u eegista xogta cudurka HIV Aids, shirka oo soconaya laba maalmood ayaa dib loogu eegayaa wixii laga qabtay cudurka HIV Aids 3dii bilood ee la soo dhaafay.
(more…)Shirka dib u eegista xogta cudurka duumada ayaa saaka ka furmay xarunta dhexe ee wasaaradda Caafimaadka kaas oo dib loogu eegayo wixii laga qabtay cudurka duumada 3-dii bilood ee la soo dhaafay
Shirka dib u eegista xogta cudurka duumada ayaa saaka ka furmay xarunta dhexe ee wasaaradda Caafimaadka kaas oo dib loogu eegayo wixii laga qabtay cudurka duumada 3-dii bilood ee la soo dhaafay, waxaaana furitaankiisa ka qayb galay Madaxa Xakamaynta duumada ee Wasaarada Caafimaadka Dr Cabdikariim Xuseen Xasan , iyo Agaasimaha waaxda Qorshaynta Wasaarada Caafimaadka Puntland Idiris Cabdulaahi Maxamed.
(more…)Garowe 28 September 2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qeybta (PSM)ayaa maanta tababbar ku saabsan kor u qaadida tayada xogta Saadka (LMIS) iyo taxliilinta xogta laga soo saaro xarrumaha caafimaadka Puntland.
Garowe 28 September 2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qeybta (PSM)ayaa maanta tababbar ku saabsan kor u qaadida tayada xogta Saadka (LMIS) iyo taxliilinta xogta laga soo saaro xarrumaha caafimaadka Puntland.
(more…)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciidd Jaama Qoorsheel iyo Marwo Edith Kabui Madaxa xafiiska Garoowe ee UNICEF ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey qaar ka mid ah dadkii la tababaray.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciidd Jaama Qoorsheel iyo Marwo Edith Kabui Madaxa xafiiska Garoowe ee UNICEF ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey qaar ka mid ah dadkii la tababaray.
(more…)Waxaaa maanta magaalada Boosaaso tababar loogu soo gabageeyey shaqaale caafimaad oo kala yimi gobolada Bari, Sanaag, Karkaar iyo Raasa-casayr kuwaas oo muddo 5maalmood ah lagu tababaray baarista iyo daawaynta cudurka duumada iyo xakamayntiisa.
Waxaaa maanta magaalada Boosaaso tababar loogu soo gabageeyey shaqaale caafimaad oo kala yimi gobolada Bari, Sanaag, Karkaar iyo Raasa-casayr kuwaas oo muddo 5 maalmood ah lagu tababaray baarista iyo daawaynta cudurka duumada iyo xakamayntiisa.
(more…)