Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xarunta dhexe wasaarada ka furay tababar ku saabsan casriyeynta iyo kaydinta xogta shaqaalaaha Wasaaradda, furitaanka Tababarka oo ay ka qayb galeen wasiiru-dowlaha, Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha, waxaa lagu sharaxay faa’iidada barnaamijkan casiga ah ee wasaaraddu u leeyahay.
(more…)