Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Blog

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, ayaa xalay qeybgalay kulan bulshada Caasimada Puntland ee Garoowe loogu soo bandhigay qaab dhismeedka, qalabka iyo adeegga Isbitaalka International Healthcare System (IHS), oo ah kii ugu horeeyey noociisa ee Puntland laga hirgeliyo

Garoowe : 31 December 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, ayaa xalay qeybgalay kulan bulshada Caasimada Puntland ee Garoowe loogu soo bandhigay qaab dhismeedka, qalabka iyo adeegga Isbitaalka International Healthcare System (IHS), oo ah kii ugu horeeyey noociisa ee Puntland laga hirgeliyo.

(more…)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Siciid Cabdullahi Deni la dhagax dhigay Isbitaalka ugu weyn Puntland ee International Healthcare System (IHS)

Garoowe: 30 December 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Siciid Cabdullahi Deni la dhagax dhigay Isbitaalka ugu weyn Puntland ee International Healthcare System (IHS).

(more…)

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka bulshada iyo daneeyeesha loogu soo bandhigayo mashruuca Damal Caafimaad oo ka socda Gobolka Nugaal kana mid ah mashaariicda ugu balaaran ee caafimaadka ee ka socda Puntland

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka bulshada iyo daneeyeesha loogu soo bandhigayo mashruuca Damal Caafimaad oo ka socda Gobolka Nugaal kana mid ah mashaariicda ugu balaaran ee caafimaadka ee ka socda Puntland.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel aayaa maanta qado sharaf iyo maamuus u sameeyay Dr Darmaan oo masuuliyiinta wakiilka ah Isbitaalka IHS Hospital, oo dhowaan Garoowe laga dhisi doono habka casriga ah ee loo dhisayo, qalabeyntiisa iyo adeegyada caafimaad, isagoo la mid noqonaya Isbitaalada casrigan adduunka ka jira.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel aayaa maanta qado sharaf iyo maamuus u sameeyay Dr Darmaan oo masuuliyiinta wakiilka ah Isbitaalka IHS Hospital, oo dhowaan Garoowe laga dhisi doono habka casriga ah ee loo dhisayo, qalabeyntiisa iyo adeegyada caafimaad, isagoo la mid noqonaya Isbitaalada casrigan adduunka ka jira.

(more…)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe

Boosaaso: 24 December 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe, iyadoo wefdi uu hooggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Cabdulqaadir Geeddi ay arrintan utageen Boosaaso.

(more…)

Agaasimaha Caafimaadka asaasiga ah Mudane Cabdirisaaq Abshir Xirsi ayaa maanta magaalada Boosaaso ka furay tababar ku saabsan udiyaar garowga Ololaha tallaalka Big Catch-up, tababarka ayaa loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha xarumaha caafimaadka degmooyinka Boosaaso iyo Carmo

Agaasimaha Caafimaadka asaasiga ah Mudane Cabdirisaaq Abshir Xirsi ayaa maanta magaalada Boosaaso ka furay tababar ku saabsan udiyaar garowga Ololaha tallaalka Big Catch-up, tababarka ayaa loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha xarumaha caafimaadka degmooyinka Boosaaso iyo Carmo.

(more…)