Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Covid-19

Xaaladda Covid19 ee Puntland

22,07, 2020
Puntland iyo Covid19.
Waxa 10 maalmood ee la soo dhaafay la baaray 105 qof oo 16 ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19 , dadka xanuunka laga helay ayaa da’dooda udhaxaysaa 19 sano jir ilaa 48 sano jir waxayna joogan Garowe (15) Boosaaso (1) waxaa soo bogsaday 16 qof.
Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ee shaybaarku xaqiijiyey ayaa hada gaartay 359 qof waxaa udhintay 9 qof waxaa ka bogsaday 186 qof.