Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud, dhammaan Agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha wasaaradda cssfimaadku waxay tacsi u dirayaan Dr Nadiira C/laahi Aadan

11 Apr

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud, dhammaan Agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha wasaaradda cssfimaadku waxay tacsi u dirayaan Dr Nadiira C/laahi Aadan

‎انا لله وانا اليه راجعون Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud, dhammaan Agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha wasaaradda cssfimaadku waxay tacsi u dirayaan Dr Nadiira C/laahi Aadan oo ahayd dhakhtaradii Qalliinka ee Cisbitaalka guud ee Badhan geerida kediska ah ee xalay ku timi waxayna ilaahay uga baryayaan in uu jJnadiiFfardawsa geeyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN/