Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku taeay cisbitaalka weyn ee magaada Garoowe

11 Apr

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku taeay cisbitaalka weyn ee magaada Garoowe

Garoowe: 10 April 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku taeay cisbitaalka weyn ee magaada Garoowe, kormeerka wasiirka ayaa daarnaa sida uu usoo arki lahaa shaqada maalinlaha ah ee cisbitaalka ka socota iyo addeegga bulshada loo hayo,.  Qaybaha kala duwan ee cisbitaalka ayuu maray, warbixinana waxa uu ka dhegeystey maamulka cisbitaalka iyo dhakhaatiirta.

Wasiirka ayaa bogaadiyay shaqada sida ay usocoto iyo sida addeedga loo siinayo bulshada iyadoo maanta ay tahay maalin ciid ah oo inta badan shaqaalaha ay fasax ku jiraan, sidoo kale waxa uu kormeerkiisu ahaa siduu maalinta ciida ula qadan lahaa bukaanada cisbitaalka jiifa.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.