Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta WHO kala wareegtay Shaybaarka (PCR Machine)lagu baaro caabuqa Covid19.

29 May

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta WHO kala wareegtay Shaybaarka (PCR Machine)lagu baaro caabuqa Covid19.

23 April,2020: Wasaaaradda caafimaadka Dawlada Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda WHO xafiiskeeda Puntland.

Wasiirka wasaaradda Dr Jamac Farax Xasan ayaa kala wareegay Madaxa WHO Puntland Rehab shaybaarka xanuunka Covid19.

Wasiirka ayaa marka uu la wareegay uga mahadceliyay hay’adda in shaybaarka soo gaarsiiyeen waqtigii loo baahnaa.Wasiirka ayaa sheegay in sabtida la bilaabi doono baaritaanada Puntland.Qalabkaan ayaa qayb muhiim ah ka qaadanaya in dhakhso loo helo jawaabta dadka la baaro halka awal dalka dibadiisa laga soo samayn jiray baaritaanka.