Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta tababar ku saabsan xirfadda kumbuyuutarka iyo sida xogta loogu diyaariyo.

30 Jul

28, July,2020:- Waxaa maanta wasaaradda caafimaadka Puntland lagu qabtay tababar kor loogu qaadayo xirfadda aqoonta Kumbuyuutarka kaas oo ku saabsanaa aqoonta kala duwan ee la addeegsado marka ribood ama warbixin la diyaarinayo.
Tababarkaan waxaa qabanayay khabiir Mr Cabdirashiid Cawed Diiriye oo ah madaxa IT-ga wasaaradda, khibrad iyo aqoon dheerna u leh cilmiga Kumbuutarka.

Tababarkaan ayaa loogu talagalay in shaqaaluhu ugaga faa’iideysataan tusaale ahaan marka kormeerka la samaynayo warbixinta laga diyaariyo ama ha noqoto tan COVID-19 ama guud ahaanba.
Dhammaad-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.