Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayso Madaxda Xafiiska Hay’adda ee Puntland.
(more…)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayso Madaxda Xafiiska Hay’adda ee Puntland.
(more…)
Xafiiska Caafimaadka Gobolka Karkaar ayaa maanta magaalada Qardho ku qabtay kulan wacyigelin ah oo ku aadan kor u qaadista baraaruga bulshada ee tallaalka looga hortagayo Oofwareenka iyo Shubanka oo sanadka 2025 ka bilaabanaya Puntland.
(more…)
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland waxaa maanta ka bilowday shirka saddex Biloodlaha ah ee Guddiga Nidaamka Maaraynta, Korjoogteynta & Qiimeynta Xogta Caafimaadka ee Puntland
(more…)
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland xafiiskeeda Gobolka Bari oo kaashanaya Hay’adda Save the Children ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qabatay kulanka wacyigelinta Tallaalka cusub ee Carruurta Cuduradda Oofwareenka iyo Shubanka oo Puntland laga bilaabi doono Sanadka 2025.
(more…)
Wasaaradda Caafimaadka DPL Puntland xafiiskeeda Gobolka Mudug oo kaashanaya Hay’adda Save the Children ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku qabatay kulan wacyigelinta Tallaalka Carruurta ee Cuduradda Oofwareenka iyo Shubanka oo Puntland ka bilaaban doona Sanadka 2025.
(more…)
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatay tababarka maaraynta iyo xog uruurinta xarumaha caafimaadka gobolka Nugaal.
(more…)
Wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa Garoowe kaga qaybgalay Munaasibadda Xuska Sannad Guurada 25aad ee Jaamacadda Bariga afrika Waxaa Munaasibadda ka soo qayb galay Madaxda Dowladda, Isimada Dhaqanka, Aqoon yahanka soomaaliyeed oo uga kala yimi meelo badan oo adduunka ah.
(more…)
Waxaa wasaaradda caafimaadka lagu qabtay dhammaystirka nidaamka Human Resource Management System (HRMS) oo ah nidaam loo samaysanayo wasaaradda caafimaadka gaar ahaan qaybta shaqada iyo shaqaalaha , kaas oo wax weyn ka tari doona diiwaangelinta xogta shaqaalaha wasaaradda caafimaadka, shaqaalaysiintooda, qiimayntooda, imaanshaha shaqada IWM.
(more…)
Wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta booqasho ku tegey Isbitaalka Carafaat Iyo Isbitaalka Hooyada, dhallaanka iyo Carruurta ee Yaashfiin Garoowe.
(more…)
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland oo kashanaysa hay’adda PSI ayaa maanta Garoowe ku qabatay tababarka helitaanka xogta dhimashada hooyada iyo dhallaanka Puntland (MPDSR).
(more…)