Badhan 20 March 2025: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda Badbaadada Caruurta (Save the Children) ayaa Magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag ka daahfurtay
(more…)
Badhan 20 March 2025: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo Kaashanaysa Hay’adda Badbaadada Caruurta (Save the Children) ayaa Magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag ka daahfurtay
(more…)
Wefti balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland ahna gudoomiyaha guddiga taakulada ciidamada Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa safar ku tagay degmada Baladhidin iyo degaanka Turmasaale jiida hore ee ciidamada difaaca kula dagaalamayaan argagaxisada Daacish.
(more…)
Waxaa maanta ka furmay wasaaradda caafimaadka DPL Shirka Dib-u-eegista (2024-2025) Waxqabadka Xarumaha Caafimaadka ee Gobolka Nugaal, shirka oo soconaya laba maalmood waxaa ka qaybgalaya 73 xarumood oo gobolka Nugaal ah kuwaasoo ay taageero mashruuca Damal caafimaad oo ay hirgaliso Hay’dda PSI, xarumahaad oo iskugu jira
(more…)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ahna guddoomiyaha guddiga taakulada ciidamada ayaa maanta magaalada Boosaaso kula wareegay agab iyo dawo caafimaad oo loogu talagalay ciidamadda dagaalka kula jira argaxgixasa Daacish, qalabka iyo dawada ayaa laga soo aruuriyay xarumaha caafimaadka iyo isbitaalada gobolka Nugaal.
(more…)
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta qabatay Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka Fircooniga ah, munaasibada waxaa soo qaban qaabiyey xafiiska GBV/ FGM.
(more…)
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland oo kaashanaysa hay’adda PSI ayaa maanta u furtay qeyb ka mid ah shaqaalaha xarumaha caafimaadka ee gobolka Nugal tababar muhiim ah oo ku saabsan Xakamaynta iyo ka hortaga infekshinka (Infection Prevention Control) iyo maaraynta qashinka Caafimaadka (Medical Waste Management).
(more…)
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Gaari Gargaarka Caafimaadka Degdega ah ee Ambulance kala Wareegay Hay’adda Save The Childreen kaas oo ka Howlgelidoona Degmada Carmo.
(more…)
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qaybta Cudurada-aan-faafin (Non-communicable Diseases-NCD) ayaa maanta qabatay Maalinta Kansarka Adduunka (World Cancer Day) oo sanad walba la xuso maanta oo kale adduunka laga xuso.
(more…)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa kulan la qaatay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayo Mads Oyen- Cheif of Operations
(more…)
Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Cafimaadka mudane Axmed Sh Faarah oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha mudane Cabdi Faarah Juxaa, Xildhibano, Guddomiye ku xigenka Gobolka Mudug iyo Saraakiil ka tirsan Wasaradda arrimaha Gudaha ayaa kormeer ku tagay Isbiatalka weyn ee Degmada.
(more…)