Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Blog

Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Cafimadka H.E xhmed Faarax Mohamed ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta qaabilay wefti uu hogaaminayo Mr. Mads Madaxa hawlgallada Xafiiska UNICEF Soomaaliya oo ay wehliyaan howl wadeenada Xaafiska Unicef Garowe.

Garowe 11.Nov.2024:- Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Cafimadka H.E xhmed Faarax Mohamed ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta qaabilay wefti uu hogaaminayo Mr. Mads Madaxa hawlgallada Xafiiska UNICEF Soomaaliya oo ay wehliyaan howl wadeenada Xaafiska Unicef Garowe.

(more…)

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qeybta Cuduradda-aan-faafin (Non-communicable Diseases-NCD) ayaa maanta kulan ay yeesheen ku ansixiyay qiimayn ku saabsanayd adeegyadda caafimaad ay helaan dadka qaba Cuduradda-aan-faafin Iyo Baahiyaha gaarka ah ee Isbitaaladda Iyo xarumaha caafimaadka gobolka Nugaal.

Garowe 7 November 2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qeybta Cuduradda-aan-faafin (Non-communicable Diseases-NCD) ayaa maanta kulan ay yeesheen ku ansixiyay qiimayn ku saabsanayd adeegyadda caafimaad ay helaan dadka qaba Cuduradda-aan-faafin Iyo Baahiyaha gaarka ah ee Isbitaaladda Iyo xarumaha caafimaadka gobolka Nugaal.

(more…)

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL H.E Axamed Farah Maxamed ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda ku soo dhaweeyay wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada DPL Cbdiraxamaan Sheekh Axmed Cabdulle oo kormeer ku yimid.

Garowe: November 06,2024:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL H.E Axamed Farah Maxamed ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda ku soo dhaweeyay wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada DPL Cbdiraxamaan Sheekh Axmed cCadulle oo kormeer ku yimid.

(more…)

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda hay’adda UNHCR oo ay hogaaminayo Madaxa UNHCR ee Puntland Mr. Xhemil shahu.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo UNICEF ayaa maanta bilaabay tababar dhijitaalka ah oo lagu tababarayo xarumaha ka shaqeeya nafaqada ee Puntland. In ka badan 300 oo shaqaale ah ayaa la tababari doonaa laguna qalabayn doonaa telefoonada (tablets) saddexda toddobaad ee soo socda

Garowe: 29-Oct-2024: Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo UNICEF ayaa maanta bilaabay tababar dhijitaalka ah oo lagu tababarayo xarumaha ka shaqeeya nafaqada ee Puntland. In ka badan 300 oo shaqaale ah ayaa la tababari doonaa laguna qalabayn doonaa telefoonada (tablets) saddexda toddobaad ee soo socda, si ay si hufnaan leh ugu fuliyaan diiwaangelinta carruurta nafaqadaradu hayso.

(more…)

Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel iyo agaasimaha waaxda qorsheynta Wasaaradda ayaa maanta ka qayb galay shir dib loogu eegayo qorshaha xakamaynta cudurka duumada horumarka laga gaaray iyo sidii wax looga qaban lahaa kor u kaca cudurka ee Magaalada Boosaaso.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyay Xildhibaanada labada aqal ee Federaalka ku matala Puntland.