Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Blog

wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr Cabdirashiid Xasan ayaa maanta kormeeray Cisbitaalka Magaalada Garoowe oo dhismihiisu dhammaaday dhowaana la furi doona

Garowe: 16 September 2024:- wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr Cabdirashiid Xasan ayaa maanta kormeeray Cisbitaalka Magaalada Garoowe oo dhismihiisu dhammaaday dhowaana la furi doona. Waxaa kormeerka ku wehelinayay madaxa xafiiska Garowe UNICEF Marwo Edith Kabui iyo saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda UNICEF, waxaana Isbitaalka ku soo dhaweeyay agaasimaha Dr Hodan Cli Shire.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku tegey dugsiga sare ee degmadda Dhahar. Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Xildhibaanno, Wasiiro, maamulka Gobolka, kan degmada. Wasiirada ayaa warbixin la xiriirta iskoolka ka dhegeystey mamaulada iskuulka, waxay galeen qaybo ka mid ah fasalada ardayda ay casharada ku dhigtaan.

Dhahar: 16 September 2024. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta kormeer ku tegey dugsiga sare ee degmadda Dhahar.
Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Xildhibaanno, Wasiiro, maamulka Gobolka, kan degmada. Wasiirada ayaa warbixin la xiriirta iskoolka ka dhegeystey mamaulada iskuulka, waxay galeen qaybo ka mid ah fasalada ardayda ay casharada ku dhigtaan.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay kala qaybglay Guddoomiyaha golaha wakiilada DPL Cabdirisaaq Axmed Siciid Kulanka cuqaasha iyo nabadoonada Gobolka Haylaan

Dhahar: 16 September 2024.Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay kala qaybglay Guddoomiyaha golaha wakiilada DPL Cabdirisaaq Axmed Siciid Kulanka cuqaasha iyo nabadoonada Gobolka Haylaan.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka mid ah weftiga guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Hon Cabdirisaaq Axmed Siciidd ku weheliyey kormeer uu ku tegey Isbitaalka weyn ee degmada Dhahar ee gobolka Haylaan.

Dhahar, Sep 15,2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka mid ah weftiga guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Hon Cabdirisaaq Axmed Siciidd ku weheliyey kormeer uu ku tegey Isbitaalka weyn ee degmada Dhahar ee gobolka Haylaan.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa ku weheliyey Guddoomiyaha golaha wakiilada DPL Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo wasiiradda wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL. Marwo Hodan Saciid Xasan xiritaanka horyaalka heerka kowaad ee kubadda cagta gobolka Haylaan kaas oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Dhahar.

Dhahar: 15 September 2024. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa ku weheliyey Guddoomiyaha golaha wakiilada DPL Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo wasiiradda wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL. Marwo Hodan Saciid Xasan xiritaanka horyaalka heerka kowaad ee kubadda cagta gobolka Haylaan kaas oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Dhahar.

(more…)

Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay magaalada dhahar ka qayb Galay kulanka u kuurgelida baahiya gobolka Hayland kaas oo looga gol leeyayay in lagu ogaado baahiyaha kala duwan ee gobolka ka jira si wax looga qabto.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay magaalada dhahar ka qayb Galay kulanka u kuurgelida baahiya gobolka Hayland kaas oo looga gol leeyayay in lagu ogaado baahiyaha kala duwan ee gobolka ka jira si wax looga qabto.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka mid ah wefti Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaaan.

Dhahar, Sep 14,2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka mid ah wefti Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaaan..
Wasiirka ayaa kormeeri doona xarumaha caafimaadka degmada Dhahar ee gobolka Haylaan si uu soo arko shaqada ka socota ulana kulmo shaqaalaha caafimaadka degmadda.
Safarka wasiirka waxaa qayb ka ah kusimaha agaasimaha Qorshaynta Mudane Idiris Cabdulaahi Maxamed.
    
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

(more…)

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirashid Xasan ayaa kulan is barasho iyo is xog waraysi ah la qaatay dhakhaatiirta gobalka Mudug, kulanka ayaa si qotodheer wasiirku ugala hadlay dhakhaatiirta sida ugu wanaagsan oo lagu hormarinkaro xarumaha caafimaadka ee gobolka mudug.

Galkacyo: 13 Sep 2024: Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirashid Xasan ayaa kulan is barasho iyo is xog waraysi ah la qaatay dhakhaatiirta gobalka Mudug, kulanka ayaa si qotodheer wasiirku ugala hadlay dhakhaatiirta sida ugu wanaagsan oo lagu hormarinkaro xarumaha caafimaadka ee gobolka mudug.

(more…)

Wasiir kuxigeenka wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirashiid Xasan oo ay weheliyeen wasiir Cabduqaadir Warsame wasiiru dowlaha cadaaladda Puntland iyo xildhibaano ayaa booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee gobolka Mudug.

Gaalkacyo: 12 Sep, 2024: Wasiir kuxigeenka wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirashiid Xasan oo ay weheliyaan wasiir Cabduqaadir Warsame wasiiru dowlaha cadaaladda Puntland iyo xildhibaan Cabdirisaaq Takar, xildhibaan Mowliid Abuukar Abkay ayaa booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee gobolka Mudug. Booqashadan ayaa qayb ka ahayd dedaallada joogtada ah ee lagu qiimeynayo xaaladda caafimaad iyo adeegyada bulshada ee ka jira gobolka.

(more…)