Galkacyo: 24 Sebteembar 2024: Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Axmed Shiikh Faarax ayaa maanta guddoomiyay kulan ka dhacay xarunta wasaaradda ee gobolka Mudug.
(more…)
Galkacyo: 24 Sebteembar 2024: Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Axmed Shiikh Faarax ayaa maanta guddoomiyay kulan ka dhacay xarunta wasaaradda ee gobolka Mudug.
(more…)
Tababar ku saabsan baarista iyo Daaweynta ayaa maanta magaalada Boosaaso uga furmay shaqaale Caafimaad oo kala socda gobolada Bari, Karkaar, Sanaag iyo Raasa-casayr.
(more…)
Badhan, 20, September, 2024: Wasiirka wasaraadda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ku weheliyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo wefti uu hogaaminayey booqasho ay ku tageen xarunta wasaaradda caafimaadka gobolka Sanaag, Cisbitaalka Degmada iyo Xarumaha Hooyada Dhallaanka (MCH-ka), Badhan health centre, Geeldora health centre iyo Machadka umulisoyinka iyo kalkaliyasha sanaag,masuuliyiinta xarumaha ay booqdeen ayaa uga warbixiyay guud ahaan adeega ay bixiyaan iyo waxa ka dhiman iyo sida dawladdu wax ugala qaban lahayd qorshahooda horumarinta.
(more…)
Garowe 19-Sep-2024:-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr Cabdirashiid Xasan ayaa maanta shaqaalaha xarumaha caafimaadka Gobolada Nugaal, Bari iyo Karkaar iyo hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda ee kala shaqeeya barnaamijka nafaqada gaar ahaan nafaqada aadka u daran (Severe Acute Malnutrition) qaybtii labaad u soo xiray tababar soconaya 5 Maalmood kuna saabsan habka casriga ah lagula soconayo saadka (Last Mile Supply Monitoring).
(more…)
Badhan, Sep 19,2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Quorsheel oo ka mid ah wefti iskugu jira golaha xukuumada iyo golaha barlamaanka uuna hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siicid ayaa lagu soo dhoweeyay Degmadda Badhan ee Gobolka Sanaag.
(more…)
Kaladhac, Sep 19, 2024:- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka mid ah weftiga balaaran oo uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Madane Cabdirisaaq Axmed Siciid ku weheliyey safar uu ku marayay gobolada Haylaan iyo Sanaag ayaa saaka booqday xarunta caafimaadka Kaladhac ( Kaladhac Health Center)
(more…)
Buran, Sep 18, 2024:- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel oo ka mid ah weftiga balaaran oo uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ku weheliyey safar uu ku marayay gobolada Haylaan iyo Sanaag ayaa maanta booqday xarunta caafimaadka Buraan.
(more…)