Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Blog

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,Wasiir ku xigeenka Dr Cabdirashiid Xasan, wasiiru dowlaha Mudane Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socdey Bangiga Adduunka oo ay hogaaminayso Francisca Ayodeji (Ayo) Madaxa Caafimaadka Baanka Adduunka ee Koonfurta iyo Bariga Afrika.

Garoowe: 03 October 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,Wasiir ku xigeenka Dr Cabdirashiid Xasan, wasiiru dowlaha Mudane Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socdey Bangiga Adduunka oo ay hogaaminayso Francisca Ayodeji (Ayo) Madaxa Caafimaadka Baanka Adduunka ee Koonfurta iyo Bariga Africa, ayna wehelinayeen Bashiir Xamid Habiib Aadan Nuur, Peter okorow, Dr Cabdisalaan Bahwal.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan, Wasiiru dowlaha Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ku wareejiyay lix gaari oo gargaarka degdegga ah degmooyinka gobolka Nugaal si kor loogu qaado adeega Caafimaad ee bulshada loo hayo

Garoowe: 02 October 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel,wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan, Wasiiru dowlaha Axmed Shiikh Faarax iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa maanta ku wareejiyay lix gaari oo gargaarka degdegga ah degmooyinka gobolka Nugaal si kor loogu qaado adeega Caafimaad ee bulshada loo hayo.

(more…)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel, wasiirka xanaanada xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf iyo Xildhibaano kamida Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku soo dhoweeyay wefti dhakhaatiir ah oo ka socda Hay’adda Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.

Garoowe: 30 September 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Da\owladda Puntland Mudane Siciid Jaaomac Qorsheel, wasiirka xanaanada xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf iyo Xildhibaano kamida Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku soo dhoweeyay wefti dhakhaatiir ah oo ka socda Hay’adda Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayna weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirashiid Xasan iyo lataliyaha madaxweynaha caafimaadka Dr Cabdirahmaan Siciid Gacamey ayaa maanta hay’adda WHO kala wareegay gaari iyo warshad Oxygen.

Garowe: 30 Sep 2024:- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayna wehelinayeen wasiirkuxigeenka wasaaradda Dr Abdirashiid Hassan iyo lataliyaha madaxweynaha caafimaadka Dr Abdirahmaan Siciid Gacamey ayaa maanta hay’adda WHO kala wareegay gaari iyo warshad Oxygen.

X

Wasiirka wasaaradda dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka dib u eegista xogta cudurka HIV Aids, shirka oo soconaya laba maalmood ayaa dib loogu eegayaa wixii laga qabtay cudurka HIV Aids 3dii bilood ee la soo dhaafay.

Garowe: 29 Sep 2024:- Wasiirka wasaaradda dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta furay shirka dib u eegista xogta cudurka HIV Aids, shirka oo soconaya laba maalmood ayaa dib loogu eegayaa wixii laga qabtay cudurka HIV Aids 3dii bilood ee la soo dhaafay.

(more…)

Waxaaa maanta magaalada Boosaaso tababar loogu soo gabageeyey shaqaale caafimaad oo kala yimi gobolada Bari, Sanaag, Karkaar iyo Raasa-casayr kuwaas oo muddo 5maalmood ah lagu tababaray baarista iyo daawaynta cudurka duumada iyo xakamayntiisa.

Waxaaa maanta magaalada Boosaaso tababar loogu soo gabageeyey shaqaale caafimaad oo kala yimi gobolada Bari, Sanaag, Karkaar iyo Raasa-casayr kuwaas oo muddo 5 maalmood ah lagu tababaray baarista iyo daawaynta cudurka duumada iyo xakamayntiisa.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda caafimaadka ka dhagax dhigay xarun loogu tala galay howlgalada degdegga ah ee cafimaadka guud ee dadweynaha Puntland (PHEOC)

Garowe: 25 Sep 2024:- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda caafimaadka ka dhagax dhigay xarun loogu tala galay howlgalada degdegga ah ee cafimaadka guud ee dadwaynaha Puntland (PHEOC)

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa uga mahadceliyay kaalintoodi iyo dadaalkii ay geliyeen qabsoomida xafladdii lagu furay Isbitaalka guud ee Garoowe

Garowe 24 September 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa uga mahadceliyay kaalintoodi iyo dadaalkii ay geliyeen qabsoomida xafladdii lagu furay Isbitaalka guud ee Garowe, lataliyaha madaxweynaha caafimaadka Dr Cabdirahmaan Siciid Gacamey (dhagaweyne), agaasimaha qorshaynta Mudane Idiris Cabdulaahi Maxamed kusimaha agaasimaha caafimaadka asaasiga ah Muxiyadiin axmed Maxamed iyo masuuliyiintii kale ee ka kala socday wasaaradda dhexe iyo Maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka oo ay hogaaminaysay agaasimaha Isbitaalka Dr Hodan Cali Shire.

(more…)

Wasaaradda Caafimaadka Dowaadda Puntland gaar ahaan qaybta xogta (HMIS) ayaa maanta tababbar ku saabsan kor u qaadida tayada xogta iyo taxliilinta xogta laga soo saaro u furtay xarumaha caafimaadka Puntland.

Garowe 24 September 2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowaadda Puntland gaar ahaan qaybta xogta (HMIS) ayaa maanta tababbar ku saabsan kor u qaadida tayada xogta iyo taxliilinta xogta laga soo saaro u furtay xarumaha caafimaadka Puntland.

(more…)