Garowe: November 10,2024:- Wasaaradda caafimaadka Puntland waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan xaaladaha caduruda ka jira Puntland khasatan cudurka gowracata iyo cudarada kale ee tallaalka looga hortagi karo.
(more…)
Garowe: November 10,2024:- Wasaaradda caafimaadka Puntland waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan xaaladaha caduruda ka jira Puntland khasatan cudurka gowracata iyo cudarada kale ee tallaalka looga hortagi karo.
(more…)
Garowe 7 November 2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland gaar ahaan qeybta Cuduradda-aan-faafin (Non-communicable Diseases-NCD) ayaa maanta kulan ay yeesheen ku ansixiyay qiimayn ku saabsanayd adeegyadda caafimaad ay helaan dadka qaba Cuduradda-aan-faafin Iyo Baahiyaha gaarka ah ee Isbitaaladda Iyo xarumaha caafimaadka gobolka Nugaal.
(more…)
Garowe: November 06,2024:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL H.E Axamed Farah Maxamed ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda ku soo dhaweeyay wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada DPL Cbdiraxamaan Sheekh Axmed cCadulle oo kormeer ku yimid.
(more…)
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda hay’adda UNHCR oo ay hogaaminayo Madaxa UNHCR ee Puntland Mr. Xhemil shahu.
(more…)
Garowe 04-Nov-2024: Wasiiru-dowlaha wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Axmed Sheekh Faarax ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta kormeeray Isbitaalka guud ee magalaada Garoowe.
(more…)
Wasiiru-dowlaha wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Axmed Sheekh Faarax ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta booqasho ku tegey Isbitaalka Hooyada, dhallaanka iyo Carruurta ee Yashfiin Garoowe.
(more…)
Garowe: 29-Oct-2024: Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo UNICEF ayaa maanta bilaabay tababar dhijitaalka ah oo lagu tababarayo xarumaha ka shaqeeya nafaqada ee Puntland. In ka badan 300 oo shaqaale ah ayaa la tababari doonaa laguna qalabayn doonaa telefoonada (tablets) saddexda toddobaad ee soo socda, si ay si hufnaan leh ugu fuliyaan diiwaangelinta carruurta nafaqadaradu hayso.
(more…)
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel iyo agaasimaha waaxda qorsheynta Wasaaradda ayaa maanta ka qayb galay shir dib loogu eegayo qorshaha xakamaynta cudurka duumada horumarka laga gaaray iyo sidii wax looga qaban lahaa kor u kaca cudurka ee Magaalada Boosaaso.
(more…)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyay Xildhibaanada labada aqal ee Federaalka ku matala Puntland.
(more…)
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ka qaybgalay Ololaha Nadiifinta Caasimadda Garoowe, masuuliyiin ka tirsan xukuumada, maamulka gobolka iyo kan degmadda Garoowe iyo kumanaan qof oo ka kala yimi xaafadaha magaalada Garoowe kuwaasi oo ka howlgelaya goobo loo qorsheeyay..
(more…)