Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray Shirka u qareemida Adeeg bixinta baahsan.

12 Mar

 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray Shirka u qareemida Adeeg bixinta baahsan.

 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray Shirka u qareemida Adeeg bixinta baahsan. Shirkan oo ah mid Sanadle ah ayaa looga hadlay U qareemida fidinta Adeegyada Aas-aasiga ah, sida:- Caafimaadka asaasiga ah, Waxbarashada, Biyaha adeegyada kale ee u baahan in laga fuliyo Degmooyinka Puntland iyo Kobcinta qoondada Miisaaniyada iyo dakhliga dowladaha iyo qodobo kale.

Dr Jamac Farax Xassan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo uu wehelinayo agaasimaha kusimaha agaasimaha guud Dr Mohamed Mohamuud Xidiy ayaa ka qaybgalay waxyna ku soo bandhigeen xarumaha caafimaadka ee wasaaraddu ku wareejisay qayb kamid ah degmooyinka Puntland iyo kuwa la doonayo in lagu wareejiyo.
DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND