Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray cisbitaalka Degmada Galdogob xarigana ka jaray MCH.

10 Aug

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray cisbitaalka Degmada Galdogob xarigana ka jaray MCH.

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray cisbitaalka Degmada Galdogob xarigana ka jaray MCH.
06, Aug, 2020:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaaahi Deni oo uu weheliyo wasiirkuxigeenka wasaaradda caafimaadka Mudane Abdinaasir Yusuf Xaaji Gareen , ayaa kormeeray Isbitaalka degmada Galdogob, xarigana ka jaray MCH-ka degmada .

Madaxweynaha ayaa booqday dhamaan kormaaray dhamaan qaybaha uu ka koobanyayay Cisbitaalka waxaana uga warbixiyay agaasimaha Cisbitaalka Dr Mohamed Abdulaahi, waxaa sidoo kale xog ka siiyay guud ahaan caafimaadka Puntland wasiirkuxigeen Abdinaasir Green.
Madaxweynaha ayaa bogaadiyay shaqada socota iyo dadaalka ay muujiyeen bahda caafimaadka Gobolka iyo gaar ahaan degmada.
Dhammaad-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.