Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Xarunta dhexe ee wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaa maanta lagu qabtay tababar ku saabsan baarista iyo daaweynta cudurka duumada

01 Oct

Xarunta dhexe ee wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaa maanta lagu qabtay tababar ku saabsan baarista iyo daaweynta cudurka duumada

Tababarkan waxaa loo qabtay isbitaalada gaarka loo leeyahay ee Garoowe, si loo xoojiyo wada shaqaynta isbitalaada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda Caafimaadka Puntland.