25
May
Waxaa magaalada Qardho laga Daahfury ololaha Tallaalka isku dhafan Ee Dabaysha, jadeecada, Oof-wareenka, iyo kordhinta Tallaalada PCV & Rotavirus.
Tallaalka waxaa iska kaashaday Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Puntland, Hay’adda Unicef iyo WHO. Waxaana Goob-joog ka ahaa Maamulka Gobolka, Kan Degmada Agaasimayaal iyo Saraakiil ka socota Hay’adaha Unicef iyo WHO.
DHAMMAAD-
































XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.