Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Cafimaadka mudane Axmed Sh Faarah oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha mudane Cabdi Faarah Juxaa, Xildhibano, Guddomiye ku xigenka Gobolka Mudug iyo Saraakiil ka tirsan Wasaradda arrimaha Gudaha ayaa kormeer ku tagay Isbiatalka weyn ee Degmada.

30 Jan

Masuuliyiinta Dawladda ayaa waxaa Isbitaalka ku soo dhaweeyey maamul iyo hawl-wadeenada kala duwan ee cisbitaalka waxaana si guud loogu kuurgalay xaaladda guud ee Isbitaalka, adeeg bixinta iyo dhismayasha oo heer gabo-gabo maraya.

Mas’uuliyiinta ayaa ka mahadceliyay shaqada balaaran ee ay u hayaan Bulshada iyagoo ku dhiiri galiyay inay sii laba jibaaraan dadaalkooda. Isbitalka ayaa la rajenayaa in la xarig Jaro iyadoo loo dhisay si casri ah laguna soo siyaadiyay qeybo muhiim ah.

▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA CAAFIMAADKA DPL.