17
May

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Duwladda Puntland H.E Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ku weheliyay Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Siciid Cabdullahi Deni booqasho uu ku tegey deegaan dal-xiiseedka Mareero ee duleedka magaalada Boosaaso.