Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa kulan la qaatay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayo Mads Oyen- Cheif of Operations

30 Jan

Waxaana ku wehelinayay madax Xafiska haayadda unicef ee Puntland Edith Kabui- Cheif field Office basoso iyo saraakiil kale oo ka socday Hay’adda Unicef Puntland.

Kulanka ayaa looga wada hadlay shaqooyinka ka socda Puntland ee dhanka caafimaadka ah ee ay wada wadaan wasaaradda iyo Unicef, waxaana xooga lagu saaray qorshayaasha sanadka 2025 iyo hawlaha kale ee horutabinta leh.

Mads Oyen Madaxa Hawlaha

hay’ada UNICEF ayaa uga mahadcelisay wasaaradda caafimaadka wada shaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa wuxuuna balan qaaday inay dhankooda sii laba jibaari doonaan, wasaaradda waxa uu ku amaantay horumarka dhinacyada badan ah ee ay gaartay iyo sida hagar la’aanta ah ee bulshada adeega caafimaad loo gaarsiiyo.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.