03
May
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed ayaa munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha kala duwan ee ka shaqeeya adeegyada caafimaadka ee Puntland