07
Apr
Wasiirka caafimaadka oo booqday Isbitaalka Guud ee Garoowe
Wasiirka Cusub ee wasaaradda caafimaad Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Faroowe oo ay wehelinayaan wasiir kuxigeenka iyo wasiiru dowlaha iyo wasiirkii hore ayaa kormeer ku tegey Cisbitaalka guud ee magaalada Garoowe.


