Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxman Maxamed (Faroole), ayaa si rasmi ah u magacaabay Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland.

07 May

Wasiirka ayaa guddiga urajeeyay inay wax ka badalaan caafimaadka iyo tayada adeegyada la siiyo bulshada.

Write a Reply or Comment