07
May
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, iyadoo kaashanaysa PSI Soomaaliya, ayaa hirgelisey adeeg khadka taleefanka caafimaadka ee bilaashka ah oo lagu magacaabo “Adeegga Shaafi”
Fariimaha waxaa ka mid ah:
• Caafimaadka hooyada
• Caafimaadka dhallaanka
• Caafimaadka xilliga qaangaarka
• Kala korinta iyo daryeelka carruurta
Ka faa’iidayso fursaddan si aad u hesho talooyin caafimaad oo waxtar leh mar kasta oo aad u baahato.
See less