05
May
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa xaafada horseed Garoowe ku qabatay kulan wacyigelin ah oo la xiriira tallaalka Iyo gudniinka gabdhaha
Marwo Xaawo Cabdi Ducaale Madaxa wacyigelinta ee wasaaradda caafimaadka ayaa ka qaybgashay bulshada xaafadana la wadaagtay muhiimada tallaalku uleeyahay ilmaha sidoo kale ilaalinta hablaha gudniiinka waxyeeleeya.
DHAMMAAD-




XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.