01
Oct
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Boosaaso ku qabatay tababar ku saabsan baarista iyo daaweynta cudurka duumada
Tababarkan ayaa loo qabtay isbitaalada gaarka loo leeyahay ee Boosaaso si loo xoojiyo wada shaqaynta isbitalaada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda Caafimaadka Puntland isla markaana laysaga kaashan lahaa xogta cudurka.




