22
Jun
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka qayb galay Shirka Dowladda iyo Dadweynaha oo Maanta Ka Furmay Magaalada Garoowe
Shirka Dowladda iyo Dadweynaha oo Maanta Ka Furmay Magaalada Garoowe.
Mudnaanaha Hortebinta u leh Wasaaradda Caafimaadka:
– Hirgelinta Cisbsitaal weyn oo bixiya adeeyada takhasuska ah
* Hirgelinta Cisbitaal Ciidan
– Dayactirka iyo dhisidda cisbitaalada, xarumaha iyo baro caafimaad
* Baahinta adeegyada caafimaadka dasaasiga ah
* Sare u qaadidda tababarada adeeg bixiyayaasha caafimaadka
* Hawl-gelinta iyo tayaynta guddiga xirfadleyaasha caafimaadka
* Dhisidda guddiga xarumaha caafimaadka
* Hirgelinta Bangiga Dhiiga iyo Keydka Tallaalka
* • Daraasadeynta cudurada halista ah iyo isku xirka nidaamka xogta caafimaadka.
* Hubinta tayada daawada, daawo u ekaha (cosmetics) iyo agabka caafimaadka
Siciid Jaamac Qoorsheel.
Wasiirka Caafimaadka Puntland, ahna Guddoomiyaha Guddiga horumarinta Arrimaha Bulshada.