Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Ololaha tallaalka isku dhafan ee Jadeecada, Dabaysha (Polio) iyo Oofwareenka (PCV) oo maanta guud ahaan ka bilowday Puntland ayaa lagu qabtay munaasibad magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

25 May

Ololaha tallaalka isku dhafan ee Jadeecada, Dabaysha (Polio) iyo Oofwareenka (PCV) oo maanta guud ahaan ka bilowday Puntland ayaa lagu qabtay munaasibad magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Isuduwaha xafiiska wasaaradda caafimaadka gobolka Mudug Abdinaasir Sheekh Ibraahim, Maryan Xuseen Cali madaxa caafimaadka asaasiga ah ee gobolka, madax kq socotay WHO iyo xubno kale oo gobolka ah ayaa ka qaybgalay furitaanka ololaha.

Ololaha inta uu socdo ayaw qorshuhu yahay in la gaaro 650,000 oo caruurta ka yar 5sano waxaana uu soconayaa mudo 5 casho ah.

Waxaana la bixin doonaa Talaalka joogta ahaa oo lagu soo kordhiyay labada talaal ee Oofwareenka iyo shubanka.

Ololahan Ayaa Looga Gol leeyahay Kahortaga Xanuunada Talaalada lagaga Hortago.

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Write a Reply or Comment