Garoowe: 02 Jun 2022:- Wasiir-ku-xigeenka ahna Kusimaha Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland Mudane Abdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Safaarada Finland Soomaaliya iyo hay’adda UNFPA Soomaaliya oo uu hogaaminayey Mr. NIYI madaxa Soomaaliya, waxaana ku wehelinayay madaxa horumarinta mashaariicda ee safaaradda Dalka Finland qaybteeda Soomaaliya iyo Madaxa waxbarashada iyo Caafimaadka. (more…)
