Garoowe: 29 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Dr Cabdirashiid Xaaji Jaamac wasiiru dowlaha Mudane Axmed Shiikh Faarax Maxamed iyo agaasimaha guud Dr Maxamed Maxamuud Xidig ayaa xafiiska ku qaabilay Wefti ka socdey Hay’adda Save the Children oo uu hogaaminayey Madaxa Puntland Maaxa,ed Cabdiqaadir Siciid.
