Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Blog

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta jaamacada Bariga Africa ee Garoowe kaga qaybgalay sagootin loo samaynayey 10 arday oo dhammaysay jaamacadda kana hawlagalayey Cisbitaalka Jaamacadda Bariga Africa ee Mahnal Hospital.

Garowe,Jun,08,2024: Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta jaamacada Bariga Africa eevGaroowe kaga qaybgalay sagootin loo samaynayey 10 arday oo dhammaysay jaamacadda kana hawlagalayey Cisbitaalka Jaamacadda Bariga Africa ee Mahnal Hospital.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Qiimeynta Wasaaradda Caafimaadka oo maalmahaan ku sugnaa. Wasaaradda

Garowe,Jun,04,2024: Wasiirka wasaaradda caafimadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Qiimeynta Wasaaradda Caafimaadka oo maalmahaan ku sugnaa. Wasaaradda.

(more…)

Isu Duwaha Caafimaadka Gobolka Mudug mudane Cabdinaasir Shiikh Ibraahim ayaa Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka warbixinta gobolka ee Caafimaadka ku siiyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarax

Garowe: 02-Jun-2024:- Isu Duwaha Caafimaadka Gobolka Mudug mudane Cabdinaasir Shiikh Ibraahim ayaa Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka warbixinta gobolka ee Caafimaadka ku siiyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarax iyo Madaxa ICT-ga mudane Eng. Cabdiashiid Cawed Diiriye.

(more…)

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Mudane DPL Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Garoowe ka furay tababarka Marwo caafimaad oo socon doona 35 maalmood ayna ka qayb gelayaan ilaa 55 dumara oo ka socda gobolka Nugaal.

Garowe: 01-Jun-2024:-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Mudane DPL Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Garoowe ka furay tababarka Marwo caafimaad oo socon doona 35 maalmood ayna ka qayb gelayaan ilaa 55 dumara oo ka socda gobolka Nugaal.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaarada Mudane Ahmed Sheikh Farah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha Xafiiska Hantidhowrka ee Dowladda Puntland Mudane Cismaan Maxamuud Cali.

Garowe,May,29, 2024: Wasiirka wasaaradda caafimadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaarada Mudane Axmed Sheekh Faarax  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha Xafiiska Hantidhowrka ee Dowladda Puntland Mudane Cismaan Maxamuud Cali.

(more…)

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta xaflad sagootin ah u qabatay Axmed Macalin Xirsi oo ahaa Madaxii mashruuca Dabaysha (Polio) Puntland (PL Polio ZPEO) ee hay’adda caafimaadka Adduunka (WHO).

Garowe,May,28,2024: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta xaflad sagootin ah u qabatay Axmed Macalin Xirsi oo ahaa Madaxii mashruuca Dabaysha (Polio) Puntland (PL Polio ZPEO) ee hay’adda caafimaadka Adduunka (WHO).
Wasiirka wasaradda Mudane Siciid Jaamac Qorsheel oo ay weheliyaan Wasiirru-Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Mudane Ahmed Sheekh Faarah, lataliyaha madaxweynaha ee caafimaadka Dr Cabdirahmaan Siciid Gacamey (Dhagaweyne) agaasimaha caafimaadka aasiga ah Cabdirisaaq Abshir Xirsi, Agaasimaha maamulka iyo maaliyada, Mohamed Xuseen Mohamed, saraakiil ka socota wasaaradda iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgalay xafladda sagootinta ah Axmed Macalin Xirsi.

(more…)

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarax  ayaa daah furay Tababar loo qabanayey kooxaha Maaraynta Xogta Caafimaadka, Nafaqada iyo Taranka kuwaas oo ka kala yimid Gobolada iyo Xarunta dhexe ee Wasaarada Caafimaadka.

Garoowe, 22 May 2024: Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarax  ayaa daah furay Tababar loo qabanayey kooxaha Maaraynta Xogta Caafimaadka, Nafaqada iyo Taranka kuwaas oo ka kala yimid Gobolada iyo Xarunta dhexe ee Wasaarada Caafimaadka.

(more…)

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir ku xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud dhammaan agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha guud ee wasaaraddu waxay tacsi u dirayaan Agaasime Cabdirisaaq Abshir Xirsi  oo Hooyadiis Marxuumad Khadra Warsame Indhoxarare ku geeriyootay magaalada  Garoowe.

‘’كل من عليها فان ويبقي وجه ربك ذوالجلال والإكرام ”
‎نا لله وإنا إليه راجعون الله اللهم ارحمها ووسع قبرها مد بصرها وثبتها بالقول الثابت
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir ku xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud dhammaan agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha guud ee wasaaraddu waxay tacsi u dirayaan Agaasime Cabdirisaaq Abshir Xirsi  oo Hooyadiis Marxuumad Khadra Warsame Indhoxarare ku geeriyootay magaalada  Garoowe.
Waxayna Alle SWC u weydiinaynaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo marxuumada, samir iyo iimaanna Alle ka siiyo,eheladii, qaraabadii, qoyskii ay ka geeriyootay.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka oo ka qayb kulan Qado ah oo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,u sameeyeen  Goleyaasha Dowladda

Garoowe : 24 May 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka oo ka qayb galay kulan Qado ah oo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,u sameeyeen  Goleyaasha Dowladda ee ka qaybgalay Shirkii Jiheynta Xukuumadda Dowladda Puntland kaas oo ahaa mahadcelin iyo dhiirigelin isugu jirta.

(more…)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyaas Osman Lugatoor ku weheliayay munaasibadda xiritaanka arday tababarro ka qaatay Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.

Garoowe, 22 May 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyaas Osman Lugatoor ku weheliayay munaasibadda xiritaanka arday tababarro ka qaatay Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA. Munaasabadda ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey 64 dhakhtar oo ka kala yimi gobolada Soomaaliya iyaga oo dhanmaystay tababarro Caafimaad.

(more…)