
Blog


Waxaa maanta xarunta dhexe ee Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland kullan iskugu yimid Guddiga Horumarinta Arrimaha Bulshada iyagoo ku falanqeeyey Mudnaanaha hor-tebinta u leh Guddiga inta u dhexeysa 2024 ilaa 2029

Wasiirka Wasaarada Cafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Garoowe ka furay shirka dib u eegista waxqabadka mashaariicda caafimaad ee ay ka wada shaqeeyaan wasaaradda Iyo Hay’adda Unicef.

Wasiirka Wasaarada Cafimaadka mudane Siciid Jaama Qoorsheel oo u weheliyo Wasiiru-Dowlaha Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socdey hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).
Wasiirka Wasaarada Cafimaadka mudane Siciid Jaama Qoorsheel oo u weheliyo Wasiiru-Dowlaha Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socdey hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). Wasiirka Wasaarada Cafimaadka mudane Siciid Jaama Qoorsheel oo u weheliyo Wasiiru-Dowlaha Caafimaadka Mudane Axmed Sheekh Faarah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socdey hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). (more…)

Wasaaradda Caafimaadka oo la kulantay wefti ka socda hay’adda Caafimaadka WHO Emro
Wasiirka Wasaarada Cafimaadka mudane siciid Jaama Qoorsheel oo u wehliyo Wasiiru-Dowlaha Caafimadka Mudane Axmed Sheekh Farah iyo Agaasimeyaasha Waaxyaha sida agaasimaha caafimaadka aasaasiga ah, qorsheynta iyo shaqada iyo shaqaalaha ayaa qaabilay wafti ka socdey Hay’ada *WHO Emro* weftigan ayaa ujeedadoodu ahaa barashada hogaanka cusub ee Wasaarada iyo u kuur gelida xaaladaha caafimaad ee Puntland. (more…)

Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furtay tababarka gabdhaha marwo caafimaad kaas oo socon doona 35 maalmood ayna ka qaybgaelayaan 55 gabdhood oo ka socda gobolka Mudug.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirashiid Xasan oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga, ayaa maanta booqday mid kamid ah isbitaaladda ugu waaweyn dalka Turkiga oo lagu magaacaabo Zonguldak university hospitals.

Agaasimaha guud dr. Maxamed Maxamuud Maxamed iyo madaxa xogta caafimaadka Cabdirisaaq Cartan oo ku sugan Sweden ayaa kulan la yeeshay hay’adda SPIDER
Stockholm, 14 Jun 2024:-Agaasimaha guud dr. Maxamed Maxamuud Maxamed iyo madaxa xogta aacfimaadka Cabdirisaaq Cartan oo ku sugan Swedenayaa kulan la yeeshay hay’adda SPIDER oo ka shaqaysa qaabeynta habka caafimaadka iyo tayaynta casriga ah ee wadamada soo koraya.

oo ka shaqaysa qaabeynta habka caafimaadka iyo tayaynta casriga ah ee wadamada soo koraya.

Wasiirka Wasaarada Cafimaadka mudane Siicid Jaamac Qoorsheel oo u weheliyo Wasiiru-Dowlaha Cafimadka Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta la wareegay 6 Ambalaasa
