03
May
Maamulka Caafimaadka degmadda Isku shuban ayaan maanta xarunta caafimaadka ku qabtay kulan wacyigelin la xiriira kor uqaadida tallaalka iyo muhiimada uu carruurta uleeyadahay
Tan ayaa qayb ka ah xuska todobaadka tallaalka adduunka oo gobolada iyo degmooyinka ay ka socdeen tan iyo todobaadkii hore wacyigalino la xiriira tallaalka.
DHAMMAAD-








XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.