18
Aug
Jaamacadda culuumta caafimaadka ayaa waxa ay hirgalisay bandhig cunto karin oo ku saabsan cuntooyinka maxaliga ah
Jaamacadda culuumta caafimaadka ayaa waxa ay hirgelisay bandhig cunto karin ah oo ku saabsan cuntooyinka maxaliga ah ee ay heli karaan hooyooyinka iyo daryeelayaasha carruurta ee loogu talo galay carruurta da’dooda u dhaxayso 6 ilaa 24 billood.
Barnaamijkan oo socdyed mudo asbuuc ah ayaa waxaa iska kaashanayey
Jaamacadda, wasaaradda caafimaadka waaxda nafaqada iyo quudinta iyo hay’adda Unicef.