Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Daahfurka Ololaha tallaalka isku-Dhafan ee ka hortagga Cudurada Oofwareenka Jadeecadda, Dabaysha iyo Shubanka ayaa laga daahfuray Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Bari.

25 May

Daahfurka Ololaha tallaalka isku-Dhafan ee ka hortagga Cudurada Oofwareenka Jadeecadda, Dabaysha iyo Shubanka ayaa laga daahfuray Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Bari.

Ololaha gobolka waxaa wasaaradda kala qayb qaatay qaar ka mid ah hay’addaha caalamiga Sida Unicef WHO EFENET_CDC waxaana daah-furay isla markaana bixiyay dhibicdii tallaalka ee u horeysey ee tallaal Guddoomiye kuxigeenka gobolka Bari Mudane Maxamed Dalmar sido kalena waxaa xafladda soo xiray kuxigeenka Duqa Degmada Boosaaso mudane Bashiir.

DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Write a Reply or Comment