Ku soo Dhowaada Bogga Wasaaradda Caafimaadka Puntland
Hoyga
Yaanu nahay
Waaxyaha
Minister’s office
ICT & Media Communication
Daawada
Qorshaynta
Shaqaalaha
Caafimaadka Asaasiga ah
Maamulka iyo Xisaabaadka
Caafimaadka Dadweynaha
NTP
Wararka
Shaqooyin bannaan
Daabacadaha
Videos
Nagala Soo Xiriir
Hmis
News
Home
News & Events
News
23
Nov
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa safar shaqo ku tagay degmadda Iskushuban ku tagay, safarkaa oo ay ku wehesheen latiliyaha Madaxweynaha, agaasimaha guud iyo agaasime waaxeedyada wasaaradda caafimaadka.
...
Read More
23
Nov
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo ay wehesheen lataliyaha Madaxweynaha, agaasimaha guud, agaasime waaxeedyada ayaa soo xiray laba tababar oo kala duwan kuwaas oo shaqaalaha caafimaadka uga socday magaalada Boosaaso
...
Read More
23
Nov
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ka qaybgalay Daahfur-ka ICU-ga isbitaalka Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso.
...
Read More
23
Nov
Wasiirka Caafimaadka Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo kormeer shaqo ku jooga gobolka Bari ayaa kulan la qaatay maamulka wasaaradda caafimaadka Gobolka Bari iyo degmada Boosaaso.
...
Read More
16
Nov
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda ka furay tababar ku saabsan casriyeynta iyo kaydinta xogta shaqaalaaha wasaaradda
...
Read More
16
Nov
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe, kaddib markii uu kasoo laabtay safar shaqo oo uu ku tegay dalka dibadiisa.
...
Read More
16
Nov
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ahna kusimaha wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL Mudane Axmed Sheekh Faarax ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda ku soo dhoweeyey wasiirka Gargaarka iyo Musiibooyinka DPL Marwo Ubax Cabdirashiid Xirsi oo booqasho ku timid wasaaradda caafimaadkal
...
Read More
16
Nov
Waxaa maanta magaalada Boosaaso ka bilowday tababarka dhijitaalka ah ee ka socda Puntland, kaasoo ay wada wadaan Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo UNICEF.
...
Read More
16
Nov
Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Cafimadka H.E xhmed Faarax Mohamed ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta qaabilay wefti uu hogaaminayo Mr. Mads Madaxa hawlgallada Xafiiska UNICEF Soomaaliya oo ay wehliyaan howl wadeenada Xaafiska Unicef Garowe.
...
Read More
16
Nov
Wasaaradda caafimaadka Puntland waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan xaaladaha caduruda ka jira Puntland khasatan cudurka gowracata iyo cudarada kale ee tallaalka looga hortagi karo.
...
Read More
← Previous
1
…
7
8
9
…
37
Next →
© 2025 Wasaaradda Caafimaadka Puntland
Designed & Developed By
MOH
Search for:
* Type a keyword then press Enter
Hoyga
Yaanu nahay
Waaxyaha
Minister’s office
ICT & Media Communication
Daawada
Qorshaynta
Shaqaalaha
Caafimaadka Asaasiga ah
Maamulka iyo Xisaabaadka
Caafimaadka Dadweynaha
NTP
Wararka
Shaqooyin bannaan
Daabacadaha
Videos
Nagala Soo Xiriir
Hmis