News

Dec
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socdey hay’dda UNFPA ayna hogaaminayso Mery Otieno iyo wefdi ay hogaaminayso oo ka mid ahaayeen Madaxa xafiiska UNFPA Puntland Marwo Baxsan Axmed Siciid iyo Samiiro Maxamuud.
...
Read More

Dec
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland Mudane H.E Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay daah-furka Ololaha 16ka Maalmood ee ka hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Jinsiga, kaasoo muddo 16 cisho ah wacyigelintiisa lagu gaarsiin doono dhammaan gobolada Puntland.
...
Read More

Nov
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha wasaaradda Mudane Axmed Shiikh Faarax, Agaasimaha Guud, lataliyaha madaxweynaha, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo saraakiil ka socda Wasaaradda ayaa warbixin u jeediyey Guddoonka iyo Xubnaha Golaha Wakiillada Puntland.
...
Read More

Nov
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta xarunta dhexe wasaarada ka furay tababar ku saabsan casriyeynta iyo kaydinta xogta shaqaalaaha Wasaaradda, furitaanka Tababarka oo ay ka qayb galeen wasiiru-dowlaha, Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha, waxaa lagu sharaxay faa’iidada barnaamijkan casiga ah ee wasaaraddu u leeyahay.
...
Read More