News

May
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka,wasiir ku xigeenka, wasiiru dowlaha Agaasimaha guud dhammaan agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha guud ee wasaaraddu waxay tacsi u dirayaan Agaasime Cabdirisaaq Abshir Xirsi oo Hooyadiis Marxuumad Khadra Warsame Indhoxarare ku geeriyootay magaalada Garoowe.
...
Read More

May
Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa xalay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyaas Osman Lugatoor ku weheliayay munaasibadda xiritaanka arday tababarro ka qaatay Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.
...
Read More

May
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF, gaar ahaan waaxyaha Caafimaadka iyo Saadka oo Wakiil Ka ah Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegay deeq Mashiino Caafimaad oo Casri ah iyo Daawooyin muhiim ah.
...
Read More